Friday, February 7, 2025
More

    Haddii aad heysato dhalashada wadan kale oo yurub ah maku….

    Dad badan oo Somali ah ayaa waxey is weydiinayaan in iyagoo heysta dhalashada wadan kale oo Yurub ah ay ku noolaan karaan wadanka Jamhuuriyadda Ireland iyo in kale. 

    Sida uu dhigayo Hishiiska  wadamada Yurub marba haddii qofka uu heysto dhalashada wadamada Yurub wuxuu ku noolaan karaa oo ka shaqeysan karaa wadan kasta oo Yurub ah haddii uu u hogaansamo sharciyada wadan kasta uga yaalla xeerka daganaanshihiisa 

    Laakiin Wadanka Jamhuuriyadda Ireland waxaa dhowaanahaanba ka taagnaa xaalad Guryo la’aaneed oo aad u baahsan balse waxaad xaq u leedahay inaad guri raadsato oo aad kireysato haddii aad awoodo 

    Haatan dadka ugu badan ee wadanka soo dagaya waxa ugu horeeya ee ay wajahayaan waa in ay helaan guri waloow ay suuragal tahay in qofka uu guri uu qof kale la wadaagayo helo 

    Sikastaba ha ahaateen haddii aad heysato dhalashada wadan kasta oo Ireland ah wuxuu ku noolaan karaa ka shaqeysan karaa wadanka Ireland.

    Wararka La Xiriira

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    Latest Articles