Friday, February 7, 2025
More

    Paris: in ka badan boqol qof oo Xabsiga la dhigay kadib markii…

    Booliska magaalada Paris ayaa xabsiga dhigay in ka badan boqol qof oo ka qeyb qaadanayay Mudaaharaadyo rabshado watay oo ka dhacay magaalada Paris,

    Madaxaweynaha Faransiiska Emmanual Macron ayaa shacabka u sheegay in cid kasta oo Mudaaharaadyadaasi ka qeyb qaadatay oo ay booliska xireen su’aalo la weydiin doono.

    Dibad baxayaasha ayaa watay boorar ay ku qornaayeen Macron is casil iyo Ereyo ka dhan ah madaxweynaha Talada haya.

    Dhowr iyo toban Askari oo kuwa Rabshadaha ka hor taga ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen dibad badxayada sida uu baahiyay TV-ga BFM

     

     

    Wararka La Xiriira

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    Latest Articles